BUUGGII RI’ BAA CUNTAY ! iyo Sheekooyin kale

1 400,00 Fr

Odey Beegsi wuxuu Xadiyo weydiistay inay talo kale soo jeediso iyadoon go’aankii diidanayn, si loo oggolaado in la dhagaysto. Xadiyo waxaa loo sheegay in Ri’da magaalada laga saaro oo lagu celiyo miyigii xoolo.

Langues Disponibles : Somali et Afar

Odey Beegsi wuxuu Xadiyo weydiistay inay talo kale soo jeediso iyadoon go’aankii diidanayn, si loo oggolaado in la dhagaysto. Xadiyo waxaa loo sheegay in Ri’da magaalada laga saaro oo lagu celiyo miyigii xoolo.

Odey Beegsi wuxuu Jaamac weydiiyay haddii uu ku qanacsan yahay soo-jeedinta Xadiyo. Jaamac, isagoo aan wax jawaab ah celin, ayaa saaxiibkiis Ina Hangool-gaab weydiiyay, « Ri’da maxay noogu diidan tahay? »

Garaad iyo garba Odey Beegsi ma madhna; wuxuuse isu daayay inay toos ficil iyo falcelin yeeshaan labada dhinac, isaga oo dhagta maalo. Taladani waa mid igu culus, waase lagama maarmaan. Saddexba way igu culus tahay.

Jaamac oo weji garawsiyo leh ayaa ka muuqatay.

Langue

Somali

Avis

Il n’y a pas encore d’avis.

Soyez le premier à laisser votre avis sur “BUUGGII RI’ BAA CUNTAY ! iyo Sheekooyin kale”

Votre adresse e-mail ne sera pas publiée. Les champs obligatoires sont indiqués avec *

BUUGGII RI’ BAA CUNTAY ! iyo Sheekooyin kale
1 400,00 FrChoix des options
Retour en haut