Beri waxaa jiray Buti, oo cabsi weyn laga qabay oo weerari jirtay dumarka iyo carruurta. Butidaasi waxay ahayd mid sheekadeeda laga hadal-hayo gobolka oo dhan. Marka magaceeda la maqlo, carruurtu waxay ku carari jireen gosha hooyadood. Ceel-biyoodka markay reer guuraagu waraabinayaan xoolahooda, marar badan baa la maqlaa in Buti ay cuntay wiil ama gabadh yar oo adhi jir ahayd.
Buti waxaa looga cabsi badnaa xayawaanka kale ee duurjoogta ah sida libaaxa, waraabaha ama dacawada. Waxay weerari kartaa maalintii iyo habeenkiiba waxayna isu beddeshaa qof bini’aadam ah si ay u sirto cida makalayso. Mararka qaar waxay isu beddeshaa haweeney waayeel ah oo aan socon karin oo caawimaad waydiisanaysa; mararka qaarna waxay noqotaa adhi-jir yar oo raadinaysa ri’ ka luntay ama ilmo sabu ah oo ka lumay dariiqii gurigiisa.
Dumah tenem leh iyyen. Kaxxam kak meesitan butaytoy urruu kee agabut balluqsumta tene iyyen.
Migaaqah « Butti » teetik axcuk yeneeniih, baaxol maggom teetit yaabak yenen.
Buttî migaq xageenik wadir urri inaanî gubat culak yen.
Qelwal, dacarsittô mari saq yafqe waqdi butayto saqi awka, hinnay awká qidde axcuk edde yaabak yenen.
Butti qangittek axcih lubak, yangula, hinnay wakrik biso sinaamah meesi baahak ten.
Is sinaamat bar, laqo inkih balluqsumak teneeh, seehadayti welut, axcih qiddam faxxa num kah galtita’nnah wakak teyna idaltoy gexo taffareeh,
cato faxxa ceelak ten, wakak teyna qunxa saqi awkâ baxáy baye saq gorrissa ceelak ten, udduruk teyna awki baxay buxak badite ceelak ten.
Avis
Il n’y a pas encore d’avis.